Denna webbplats använder teknik som troligen inte stöds i din webbläsare, därför kan vissa saker se konstiga ut eller inte fungera. Vi rekommenderar att du byter till en modern webbläsare istället.
Gå direkt till huvudinnehållet

#pratacellprov

#pratacellprov Ka hadal saami-unug

Waxaa muhiim ah inaan dhammaanteen kasii hadallo saamiga unugga. Si aan u aragno, isku taageerno oo iskugu soo raacno inaan si joogto ah iskaga soo qaadno saami-unug.

”Wakhti ma hayo”, ” laga yaabaa inay xanuun leedahay”, ” anigu awalba kanser ma qabin” baa ka mid ah sharraxaadaha ay ka bixiyaan sababaha dadka qaarkood aysan u tagin.

#pratacellprov waxay dad kala duwan uga hadlaan muhimadda ay leedahay in laga qaado saami-unug. Daawo filimada oo kala hadal saami-unug #pratacellprov saaxiibadaa iyo ehelkaaga!  

La soco oo ku baahi #pratacellprov Facebook iyo Instagram.

Senast uppdaterad: 2019-04-23 15:30