Kala xiriir
Waxaad halkaan iska beddali kartaa ballanta ama ka beddalan kartaa xarunta qaabilaadda saamiga unug.
Iska beddal ballanta qaadida saami-unug.
Ma rabtaa inaad sii ogaatid wax intaa dheer oo ku saabsan u fududaynta dadka lixaadkoodu dhimman yahay inay soo galaan xarumaha qaabilaadaha caafimaad, tusaale ahaan inay leeyihiin bahasha jaranjarta bedesha ee (kursiga/gaariga curyaanka) lagu wadi karo ama wax la mid ah waxaad ka heli kartaa Tillgänglighetsdatabasen.
Haddii aadan hubin markii u danbaysay ee lagaa qaaday saami-unug ama ballantu ay ku dhaaftay waxaad kala xiriiri kartaa waaxda ballamaha u qaabilsan maamulka gobolka telefoon lambarka 010-473 39 10
Adiga deggan Halland waxaad wixii warbixin intaa dheer ka heli kartaa halkaan https://www.1177.se/halland/cellprov